Kenya oo qiratay in askar badan looga laayey qarax ka dhacay xadka Somalia

Ugu yaraan 11 askari oo ka mid ah ciidamada Kenya ayaa ku dhintay xuduuda Kenya iyo soomaaliya ka dib markii gaarigii ay al socdeen ay la kacday miino waddada lagu aasay. Sida ay qareen warbaahinta Kenya 11 askari ay ka tirsanaa ciidamada sida militariga u tababaran ee GSU loo yaqaano. Madaxa booliska waddanka Kenya ayaa … Continue reading Kenya oo qiratay in askar badan looga laayey qarax ka dhacay xadka Somalia